KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Waxay dadka degaanka ay sheegeen in weerarka uu ahaa mid argagax ku abuuray shacabka, maadaama ay khatar ugu jiraan inay bartilmaameedsato Al-Shabaab.
"Saaxiibkey [Farmaajo] aniga waxaan aaminsanahay in doorashadda lala galo marabo, isagoo jaakad toshay, jaakadana isagay kaligiisa u gashaa, qof kale in loo geliyo ma rabo," ayuu yiri Shariif Xasan.
Waa safarkiisii ugu horeeyay oo ku tagayo magaalo ku taalla dalka tan iyo markii xilka loo magacaabey bishii September ee sanadkan 2020.
Waa safarkii ugu horeeyay oo ku tego magaalo ku taalla dalka tan iyo markii loo magacaabey xilka Ra'iisul Wasaaraha bishii September 2020.
Waa markii labaad oo C/qaadir Siidii xilka loo dhiibo, iyadoo gobolka aan wali ka jirin wax isbedel ah dhinaca amaanka iyo horumarka dhaqaale.
Bishii October ayaa sidan oo kale weerar madaafiic ah ay Al-Shabaab ugu qaadey magaaladda, oo ay degan yihiin Madaxda sare ee Koonfur Galbeed.
Dadka degan tuulooyinka Eel Dhuun Adeegow, Kaawada Buula Jadiid, Hareera Jiifa ayaa sheegay in Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed iyo kuwa DF ay dagaal kooban la galeen Al-Shabaab kahor inta aysan la wareegin gacan ku heynta.
Saraakiisha amniga ayaa sheegay in madaafiicdu ay ku dhaceen banaanka magaalada, iyadoo aan la ogeyn khasaaraha ka dhashay.
Degmooyinka Baay iyo Bakool ma jirto mid mida kala u gudbi karaan shacabkeeda, waxay Al-Shabaab jartay wadooyinkii isku xirayay, oo ku celiso gaadiidka gala ama kasoo baxa.
Al-Shabaab ayaa sheegtay inay weerarka ay ku dishay Sarkaal Ciidan oo magaciisa ku sheegtay Cali Mad Yeeroow, sidoo kalena ay ku dhaawacday askar kale oo Dowladda katirsan.
Baydhabo ayaa waxaa mudooyinkii dambe gaareyay saraakiil katirsan dawladda, oo olole ugu jira kuraasya Baarlamanka, oo doorashooda dhacayso December 2020.
Wafdiga ayaa la filayaa inta ay ku sugan yihiin Magaalada Bayhdbao inay booqdaan Xarumo Waxbarasho oo halkaasi ku yaalla sidoo kale ay la kulmaan Madaxweynaha koonfur Galbeed.